Xil ka qaadis lagu sameenayo Gudoomiyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir oo …

Shacabka magaalada Muqdisho ayaa si weyn u hadal haya xil ka qaadis laga yaabo in dhawaan lagu sameeyo inta badan Gudoomiyaasha Degmooyinka gobolka banaadir oo u muuqda kuwa ku fasjilmay shaqadii loo igmaday. Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Yariisow ayaa bilaabay in isbadalo ku sameeyo agaasimayaasha waaxaha gobolka Banaadir, waxaana dhawaan la … Continue reading Xil ka qaadis lagu sameenayo Gudoomiyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir oo …